Xildhibaanad loo diiday in Cunugeeda xarunta Baarlamaanka ku dhex haysato !!

Xildhibaanad u dhalatay dalka Denmark ayaa ka cabatay in loo diiday cunug shan bilood jira oo ay dhashay in ay ku dhax heesato Xarunta Baarlamaanka si ay shaqadeeda Qaranka u gudato cunugeedana u heysato. Mette Abildgaard oo katirsan Baarlamaanka Denmark ayaa sheegtay in gabadheeda 5-ta bil jirta ay la tagtay xarunta Baarlamaanka, kadib markii aabaha … Continue reading Xildhibaanad loo diiday in Cunugeeda xarunta Baarlamaanka ku dhex haysato !!